soddomaad
(m.dh)Taariikhda u dhexeysa bilawga soddonka iyo afartanka. ld soddo-naad¹.
soddomaad
(m.l/dh.t.j)Tirada jagaalada ah kan soddonka u dhigma. ld soddonaad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh soddomaad ↴
dhalmaddeyn [m.dh]
(c.nafl.) Xilliga qofka dumarka ah ay ka joogsato caadadu taas oo ay keentay ugaxleyda oo joojisa sameyntii unugga ukunta, sidaas darteed haweeneydu mardambe uur ma qaadi kareyso. Dhalmadayntu waxay dhici kartaa da'da u dhexeysa dhexda soddomaadka iyo kontomaadka, sida badan inta u dhexeysa da'da 40 - 50sano.
soddonaad [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld soddomaad¹.
soddonaad [m.l/dh.t.j]
ld soddomaad².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg