solan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Wax la solay ahansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh solan ↴
solansii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Ilaah, cid wax garansiin.
solansiin [m.f.dh]
eeg solnsii.
solnaan [m.f.dh]
eeg solan. ld solnaansho.
sol [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-olay, -oshay)
1. Hilib iyadoo aan weel iyo biyo la isticmaalin dab ku bislayn. 2. Biyo ku harraad-belid. ld sal³.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg