solay
(m.l)Hilib iyadoo aan biyo iyo weel la isticmaalin dab lagu bisleeyey.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh solay ↴
jabdhan [m.l] (-nno, m.dh)
Hilib solay ah oo googo'an.
sanuun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Hilib la shiilayo ama la solay sunbaaxid.
solan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax la solay ahansho.
sol [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-olay, -oshay)
1. Hilib iyadoo aan weel iyo biyo la isticmaalin dab ku bislayn. 2. Biyo ku harraad-belid. ld sal³.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg