soohdin-diiran
(m.dh) (-dimo ..., m.l)(c.cimi.) Xariiqda xadka ee dhulka oogadiisa oo u dhaxaysa cuf horumaraya oo hawo diiran ah iyo hawada qabow ee ay ka kacayso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh soohdin-diiran ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg