Site icon Qaamuus

jawaabta

soomman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Qof soon ku jira ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh soomman

affuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Aan soommanayn. ld afuran, afursan.

affuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dad ama qof soomman affuro siin. 2. Soon ka jebin. ld affursii.

soommanaan [m.f.dh]
eeg soomman. ld soommanaansho.

soommanansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld soommanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version