sujuud
(m.dh) (-do, m.l)Weji dhul dhigidda la sameeyo iyadoo Ilaah la caabudayo.
sujuud
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Iyadoo Ilaah la caabudayo wejiga dhulka saarid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sujuud ↴
rakcad [m.dh] (-do, m.l)
(dii.) Dhaqdhaqaaq salaadeed oo ka kooban, taagnaan ay ku xigto hal rakuuc, kor u toosid iyo laba sujuudood. ld ragcad, rakacad.
sujuudid [m.f.dh]
eeg sujuud².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg