sukulid
(m.f.dh)eeg sukul². ld shukulid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sukulid ↴
shukulid [m.f.dh]
ld sukulid
shukuxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Digir tartiib u sukulid.
sumac [m.l]
1. Gumuca xabbadda. 2. Sukulid-da subuul meseggo ul iwm lagu garaaco si iniinaha looga daadiyo.
sukul [m.l]
ld shukul¹.
sukul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
ld shukul².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg