suurtaggeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld suuraggeli.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suurtaggeli ↴
badxidhan [m.dh]
(juqr.) Xilliga dhaqdhaqaaqa gaadiidka baddu uu xiranyahay. Badda Carabta, xilliga xagaaga oo ay dhacayaan dabaylaha mansuunta waqooyi galbeed, waa marka dabaylaha xeeb-ku-jeedka ah ee ka immaanaya dhanka Soomaaliya ay ka dhigaan Badda Carabta mid duufaani ka dhacayso oo aan suurtaggelinayn badmaaxidda gobolkaas. ld badxir, badxiran.
curyaansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Qof xanniban oo wax u suurtaggeli waayeen ahaansho. 2. Hawl, wax xannibaadi gashay ahaansho.
karsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof wax ku dhib ah in uu ku dhawaaqo u suurtaggelin.
karti [m.dh]
Awood u suurtaggelineysa qof inuu hawl si fiican u qabto.
suuraggeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dhici kara ka dhigid (hawl iwm). ld suurtaggeli.
suurtaggelid [m.dh]
ld suuraggelid.
suurtaggelin [m.dh]
ld suuraggelin.