taakiso
(m.dh)Jaad diir diirta ka mid ah oo la moodo markay soconayso inay wax taakinayso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taakiso ↴
taaki [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld taakee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg