taaqo
(m.dh)Tabar; awood.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taaqo ↴
hantaaqo [m.dh]
1. Turaanturro. 2. Wax lagu turaanturroodo. 3. Dhibaato. ld hataaqo, hintaaqo, nitaaqo.
hantaaqoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Hantaaqo la kulmid. ld hataaqoo, hintaaqoo, nitaaqoo.
hantaaqood [m.f.dh]
eeg hantaaqoo. ld hataaqood, hitaaqood, nitaaqood.
hataaqo [m.dh]
ld hantaaqo.
hataaqoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld hantaaqoo.
hataaqood [m.l]
ld hantaaqood.
hintaaqo [m.dh]
ld hantaaqo.
hintaaqoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld hantaaqoo.
hintaaqood [m.l]
ld hantaaqood.
taa [mu.ti.dh] (kuwaas, w)
Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas (1)
taa [dk.ti.dh] (-taa)
eeg taas².
taa [dk.lh.dh] (-taa)
ld taada².