taarash
(m.l)1. Qof meel loo diro oo dhanbaaal ama farriin sida; dhanbaalwade. 2. ld tarash. Daliig dharka la huwado ama la guntado dacalkiisa lagu qurxiyo oo marada iyo faraqa u dhexaysa; xiddo.
taarash
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-shay, -shtay)Maro tarash u yeelid. ld tarash².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taarash ↴
taarad [m.l]
ld taarasho.
taarashid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taarash². ld tarashid.
taarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taaro. ld taarad.
faraq [m.l] (-qyo, m.dh)
1. Daliigo yaryar oo badan oo laamaha geeduhu yeeshaan; raamo. 2. Dun soohan ama wax u eg oo maryaha dacalkooda iyo alaabadii kaloo la qurxina hayo loo yeelo oo laga lullulo; bul; taarash.
tarash [m.l]
ld taarash¹ (2).
tarash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
ld taarash².
tarashid [m.dh]
ld taarashid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg