taayo
(dk.lh.dh) (-taayo)ld taayada².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taayo ↴
hiirtaayo [m.dh]
Xusuusashada ama gocoshada dhib hore u dhacay. ld hiitaanyo.
nootaayo [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Nin ka shaqaaya xafiiska nootaayada.
nootaayo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Xafiis awood loo siiyey in uu u sharciyeeyo dadweynaha waxyaabaha ay kala beddelanayaan ama dhaxalka.
tayo [dk.lh.dh] (-tayo)
Tan annagu aannu leenahay. ld taayada², taayo, tayada.
taa [mu.ti.dh] (kuwaas, w)
Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas (1)
taa [dk.ti.dh] (-taa)
eeg taas².
taa [dk.lh.dh] (-taa)
ld taada².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg