tabaalac
(m.l)Daal badan.
tabaalac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)Socod badan daal kala kulmid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tabaalac ↴
tabaalacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax tabaalac hayo ahaansho (cid).
tabaalacsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabaalacsan. ld tabaalacsanaansho.
tabaalacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld tabaalac-sanaan.
tabaalicid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabaalac².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg