tabaalacsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax tabaalac hayo ahaansho (cid).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tabaalacsan ↴
tabaalacsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabaalacsan. ld tabaalacsanaansho.
tabaalacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld tabaalac-sanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg