takhtaran
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-rnaa, -rnayd)Daawaysan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh takhtaran ↴
takhtarnaan [m.f.dh]
eeg takhtaran. ld takhtarnaansho.
takhtar [m.l] (-rro/-khaatiir, m.dh)
Qof aqoon u leh cilmiga daaweynta. ld dhakh-tar.
takhtar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid daawayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg