Site icon Qaamuus

jawaabta

talaggeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Qof wax kala tashasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh talaggeli

ay [m.dh]
(bot.) Eray badanaa lagu isticmaalo dalalka Ustaraaliya, Niyuusilaand iyo Maraykanka oo lagu isticmaalo gobol ay daboosho jidhi; amase, waxaa lagu isticmaalaa gobol dhiraysan oo aan loo bannayn qodaal. Waxaa kaloo si dabacsan loogu isticmaalaa gobol kasta oo dugag ah oo aan loogu talaggelin qodaal.

kadiso [m.dh] (-ooyin, m.l)
Wax aan lagu talaggelin oo si lama filaan ah u dhaca. ld kediso.

talaggal [m.l]
1. T. ah: qof talo bixin kara; ujedda; qorshe. 2. ld talaggelid.

talaggelid [m.f.dh]
eeg talaggal². ld talaggal¹ (2).

talaggelin [m.f.dh]
eeg talaggeli.

talajir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ku t.: wax samayntooda ku talaggelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version