Site icon Qaamuus

jawaabta

tammin
(m.dh)

ld temmin¹.

tammin
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-nay, -ntay)

ld temmin².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tammin

tamminid [m.f.dh]
ld temminid.

temmin [m.l]
Qiime, sicir. ld tammin¹.

temmin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
1. Wax qiimo ama tixgelin gaar ah siin. 2. Qof xurmayn. ld tammin².

temminid [m.f.dh]
eeg temmin². ld tamminid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version