tanaad
(m.l) (-ddo, m.dh)Qof hanti badan leh.
tanaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Qof hanti badan yeelasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tanaad ↴
afartanaad [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. (t.j) Tirada heerka afartanka ku abbaaran. 2. Xilli roob oo toban beri ah oo ka billawda afartamaadka dabshidka. ld afartamaad.
labaatanaad [m.l]
Sanadaha u dhexeeya labaatan ilaa soddon.
labaatanaad [m.l.t.j]
Tirada jagaale, keeda labaatanka u dhigma. ld labaatamaad.
siddeetanaad [m.l.t.j]
Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma siddeetan. ld siddeetamaad.
tanaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid tanaad ka dhigid.
tanaadid [m.f.dh]
eeg tanaad².
tanaadin [m.f.dh]
eeg tanaadi.
toddobaatanaad [m.l.t.j]
1. Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma toddobaatan. 2. Sannada-ha u dhexeeya toddobaatanka iyo siddee-tanka. ld toddobaatamaad.