tantoon
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-oomay, -oontay; -oomi)Cid tantoonyo ku dhufasho. ld tantoonyee, tatoon, tatoonyee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tantoon ↴
judub [m.l]
Gacanta oo faruhu duubanyihiin oo inta kor loo qaado si xoog leh wax loogu dhufto; tantoonyo.
tantoomid [m.f.dh]
eeg tantoon. ld tantoonyeyn, tatoomid, tatoonyeyn.
tantoonyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyey, -yeysey)
ld tantoon.
tantoonyeyn [m.dh]
ld tantoomid.
tantoonyo [m.dh]
ld tantoomo.
tatoon [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oomay, -oontay)
ld tantoon.
tatoonyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yaysay)
ld tantoon.
tugumbo [m.dh]
Faraha gacanta oo hoos isku duuban oo wax loogu dhufto; tantoonyo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg