taqi
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)T. ah: qof Ilaah cabsidii u go'doo-ma.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taqi ↴
taqtaqid [m.f.dh]
eeg taqtaq². ld taqtaq¹ (1).
ta [mu.ti.dh] (kuwa, w)
kuwa, w Magacuyaal tilmaame oo
dhaddig, oo wax ama cid hadlaha u dhow
lagu tilmaansado. Tus. “Ta timid waa
Caasho”. ld tan (1)
ta [q.dh] (-ta)
Qodob magaca dhaddig dib looga qodbo si looga dhigo wax cayiman. Xarafka “t” ee qodobkan wuxuu isu beddelaa “d” markuu raaco magacyada lab oo ku dhammaada d,c,x, h, y,
iyo (') hamsa. Markii la raaciyana magac ku dhammaada xarafka “l” labadaa xaraf waxay isu beddelaan “sh”. Tus. “ul+ta-> usha,bad+ta> badda”.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg