taqtaqid
(m.f.dh)eeg taqtaq². ld taqtaq¹ (1).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taqtaqid ↴
taqtaq [m.l]
1. ld taqtaqid. Badbadidda ay soortu badbaddo marka la karinaayo. 2. T. ah: soor jilicsan oo aan weli bislaan.
taqtaq [m.l]
1. ld taqtaqid. Badbadidda ay soortu badbaddo marka la karinaayo. 2. T. ah: soor jilicsan oo aan weli bislaan.
taqtaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Soor karaysa badbadid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg