Site icon Qaamuus

jawaabta

taran badan
(m.l)

(kiim.) Iskudhis ka kooban molikuyuullo aad u waaweyn oo ka samaysmay xubno molikuyuuleed oo soo noqnoqday (tarmiyeyaal). Taran badanya-du sida caadiga ah ma laha cuf molikuyuul go'an.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taran badan

rabbadh [m.l] (-dhyo, m.dh)
(kiim.) Walax taran badan oo laastiig ah oo macmal ama dabiici ah.

moolikiyuul weyne [m.l] (-layaal ..., m.l/dh)
(kiim.) Moolikiyuul weyn; taas macnaheedu waa taran badane dabiici ah ama mid dadku sameeyeen ah.

tar [m.l]
1. Mid ka mid ah godadka dayaxa oo u dhexeeya neefmadoobaha iyo majinta oo la rumaysanyahay qofka dhasha inuu yeesho taran badan. 2. ld tarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version