tarjun
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-umay, -untay; -umi)1. Qoraal af kale ku beddelid. 2. Ka t.: cid wax ay sheegto cid kale u fasirid. ld tarjin, turjun.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarjun ↴
tarjin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-imay, -intay)
ld tarjun.
tarjumid [m.f.dh]
eeg tarjun. ld tarjimid, tarjumo, turjumid.
turjun [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-umay, -untay; -umi)
ld tarjun.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg