tarmuus
(m.l) (-syo, m.dh)Weel gudihiisa dhalo aan hawo lahayn ku jirto oo wixii lagu shubo xaaladdiisa ku haya in muddo ah. ld termuus.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarmuus ↴
falaas [m.l]
1. Nooc ka mid ah cayaaraha turubka oo qof kasta oo cayaaraya saddex xabbo la siiyo. 2. Tarmuus.
termuus [m.l]
ld tarmuus.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg