tarraar
(m.l)Ood laba beerood oo isa saaran u dhexeysa.
tarraar
(m.dh)Summad Alif dheer u eg oo garabka ilaa caloosha gaaraya oo geela lagu dhigo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarraar ↴
heensarraar [m.l] (-rro/ryo, m.dh)
Tiirar gaagaaban, tarraarro leh oo aqalka guradiisa lagu mudo lana saaro duubashida iwm.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg