tarraq
(m.l) (-qyo, m.dh)Qoryo yaryar oo la farsameeyey oo afka baaruud ku leh; kabriid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarraq ↴
kabriid [m.l] (-ddo, m.dh)
Qoryo yaryar oo afka baaruud ku leh, oo markii meel lagu xoqo deb bixiya; qaraf; tarraq. ld kebriid, kibriid.
qaraf [m.l] (-fyo, m.dh)
Kabriid; tarraq.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg