tarrar
(m.l) (-ryo, m.dh)Dillaac, jeex. ld qarrar¹.
tarrar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Wax adag dillaac yeelasho. ld qarrar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarrar ↴
qarrar [m.l]
ld tarrar¹; tarrarid.
qarrar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld tarrar².
qarrari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld tarrari.
qarrarid [m.dh]
ld tarrarid.
qarrarin [m.dh]
ld tarrarin.
tarrari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax af dillaac u yeelid. ld qarrari.
tarrarid [m.f.dh]
tarrar². ld qarrar¹, qarrarid, tarrar¹.
tarrarin [m.f.dh]
eeg tarrari. ld qarrarin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg