Site icon Qaamuus

jawaabta

tarrax
(m.l)

ld tarrixid.

tarrax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday; -rixi)

Wax yar wax badan ku dhex darid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarrax

eynaad [m.l]
(bot.) Geed leh caleemo yaryar, qodxo gaagaaban, ur silloon iyo asal guduudan; tarraxo. ld eynood.

maliiqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
1. Caw dun iwm wax la maleegay ahaansho. 2. Wax aan la tarraxin ahaansho. 3. Ku m.: wax dhoobo dufan iwm ku dhoobantahay ahaansho (qof).

tarraxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
Ku t.: wax la tarraxay ahaansho.

tarraxnaan [m.f.dh]
eeg tarraxan. ld tarrax-naansho.

tarraxnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld tarraxnaan.

tarraxo [m.dh]
Geed yar oo asal wanaagsan laga helo.

tarrixid [m.f.dh]
eeg tarrax². ld tarrax¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version