Site icon Qaamuus

jawaabta

tarriiq
(m.l)

1. Dillaac, jeex. 2. Waddo laba degmo isku xirta.

tarriiq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)

Wax jeexid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarriiq

farriiq [m.l]
1. Butaaco, firdhad, finnin. 2. Tarriiq, dillaac.

tarriiqan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qmay, -qantay; -qmi)
Wax la jeexay noqosho.

tarriiqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
Wax la jeexay ahaansho.

tarriiqid [m.f.dh]
eeg tarriq².

tarriiqmid [m.f.dh]
eeg tarriiqan¹.

tarriiqnaan [m.f.dh]
eeg tarriiqan². ld tarriiqnaansho.

tarriiqnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld tarriiqnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version