tartamid
(m.f.dh)eeg tartan³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tartamid ↴
ultan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Laba qof ama ka badan cayaar ulo yaryar laysla dhacayo ku tartamid. ld ulootan².
babactan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Ciyaaro fudud sida legdin, orod iwm ku tartamid.
bedertan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Wax orod ku tartamid. ld baratan², beretan².
dabaakh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-khay, -khday)
Fooro wareejin ku tartamid (cayaar turub). ld dabaaq², dibaakh².
dhaqtan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Dhaqaysi ku tartamid. ld dhugtan².
feertan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
1. Laba qof feer ku tartamid. 2. Feer ku dagaallamid.
nishaabtan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
1. Shiish ku tartamid. 2. Shiish u tababarasho. ld niishaabtan².
shabbaax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
1. Dabridid toog ku barasho. 2. Dabrid shiish ku tartamid.
shabbaaxtan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Laba qof ama ka badan toog ku tartamid.