tartansiin
(m.f.dh)eeg tartansii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tartansiin ↴
ultansii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Laba qof ama ka badan ula yaryar oo laysla dhaco ku tartansiin (ciyaar).
bedertami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax orod ku tartansiin. ld baratami, baratansii, bedertansii, beretami.
bixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax meel uu joogay ama yaallay ka saarid. 2. Wax sida musmaar qodax iwm meel uu ku mudnaa ka siibid. 3. Wax halis ka badbaadin. 4. Qof, wax uu hayey cid kale siin. 5. Dab iwm shidid. 6. Magac u b.: nafley, meel iwm magacsiin. 7. Wax u b.: qof dhintay wardi ama sadaqa u hibayn. 8. Isu b.: wax kala qoqoban isufurid. 10. Isu b.: laba qof tartansiin. 11. Kala b.: kala saar. ld bixi.