tashiilad
(m.l)ld tashiilasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tashiilad ↴
tashiilasho [m.f.dh]
eeg tashiilo. ld tashiilad.
xaradhaamo [m.dh]
Waxaaga oo la deysto oo qof kale wixii, wax lagu qabsado; wax dhaqaalaysi; tashiilad; maradhaaro.
tashiil [m.l]
Sahay ama wax kale oo la dhaqaaleeyo si ayan durba u dhammaan; maradhaaro; dhaqaale.
tashiil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iilay, -iishay)
Wax dhaqaalayn; beekhamayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg