Site icon Qaamuus

jawaabta

tasho
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-shaday, -shatay)

1. Arrin go'aan ka gaarid. 2. Ku t.: wax filasho. 3. La t.: talo cid la garabsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tasho

fatasho [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-shtay, -shatay)
Wax, wax kale ka dhex baarasho. ld fatisho, fetesho.

guntasho [m.f.dh]
eeg gunto.

suntasho [m.f.dh]
eeg sunto.

tashad [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg tasho. ld tashi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version