Site icon Qaamuus

jawaabta

tastuur
(m.l) (-rro, m.dh)

1. Xeer ama qaynuun waddan lagu maamulo. 2. Qori kolkol lagu shiraaca lagu xiro oo doonyuhu isticmaalaan.

tastuur
(Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective)

Dhaqan iyo dabeecad qof leeyahay. ld dastuur.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tastuur

dastuur [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld tastuur.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version