tatoon
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-oomay, -oontay)ld tantoon.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tatoon ↴
tantoomid [m.f.dh]
eeg tantoon. ld tantoonyeyn, tatoomid, tatoonyeyn.
tantoomo [m.dh]
Shanta farood iyo calaacasha gacanta oo duuban oo wax lagu dhufto iyadoo gacantu soo laabmayso. ld tan-toonyo, tatoomo, tatoonyo.
tantoon [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
Cid tantoonyo ku dhufasho. ld tantoonyee, tatoon, tatoonyee.
tatoonyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yaysay)
ld tantoon.
tatoonyeyn [m.dh]
ld tantoomid.
tatoonyo [m.dh]
ld tantoomo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg