Site icon Qaamuus

jawaabta

tawaan
(m.dh)

1. Karti wax lagu bixiyo ama lagu sameeyo. 2. Ujeeddo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tawaan

dawaansasho [m.f.dh]
eeg dawaanso. ld dawaansad, dawaansi, tawaansad, tawaansasho.

dawaanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Cid wehel ka dhigasho. ld tawaanso.

tawaansad [m.l]
ld dawaansasho.

tawaansasho [m.f.dh]
ld dawaansasho.

tawaansi [m.l]
ld dawaansasho.

tawaanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-aday, -atay)
ld dawaanso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version