teb
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)Wax maqnaanshahooda dareemid. ld tow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh teb ↴
qaabile-kiimikaad [m.l] (-layaal ..., m.l/dh)
(baay.) Qaabile, kaas oo baadha jiritaanka
kiimikooyin gaar ah. Noolayaashaas unug
badanleydo ah waxay u tebiyaan wararka
dareemaha dareen wadayaasha. Tusaale
ahaan waxa ka mid ah ruqur dhadhannada.
raalli [m.l]
1. R. ah: qof faraxsan oo aan waxba tebeyn. 2. R. ah: qof aan arrin diid-daneyn.
tabadiin [m.dh]
ld tebediin.
aashuun [m.l] (-uummo/-uunno, m.dh)
Weel tebedda u eg, dhoobo ka samaysan oo biyaha lagu shubto. ld ashuun.
abaaji [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Xoolo lumay waa dambe tebid.
arag [m.l]
1. Hawsha indhuhu jirka u qabtaan ee ugu tebiyaan walxaha ka hor imaanayaa waxa ay yihiin. 2. Muuqaal.
buseel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
U b.: wax u hiloobid; tebid.
cashatebi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld cashatab².
cashatebid [m.f.dh]
eeg cashatab². ld cashatebin, cashatebis, catajebid, catajebin, cata
cashatebin [m.dh]
ld cashatebid.
t [m.dh]
(ta') Xarafka sagaal iyo tobnaad ee alifka
soomaalida, waana shibbane.