tebbed
(m.l) (-dyo, m.dh)Qori hoos irridda looga xiro; qataar.
tebbed
(m.dh) (-do, m.l)Weel saan xoolaad ka samaysan oo subagga iyo muqmadda lagu shubto oo leh af dhuuban iyo aabur.
tebbed
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Irrid iwm tebbed (qataar) ku xirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tebbed ↴
tebbedid [m.f.dh]
eeg tebbed³.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg