tebbedid
(m.f.dh)eeg tebbed³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tebbedid ↴
tebbed [m.l] (-dyo, m.dh)
Qori hoos irridda looga xiro; qataar.
tebbed [m.dh] (-do, m.l)
Weel saan xoolaad ka samaysan oo subagga iyo muqmadda lagu shubto oo leh af dhuuban iyo aabur.
tebbed [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Irrid iwm tebbed (qataar) ku xirid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg