tebin
(m.f.dh)eeg tebi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tebin ↴
cashatebin [m.dh]
ld cashatebid.
wargee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-geeyay, -geysay)
U w.: war cid kale u tebin ama gaarsiin.
wari [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
War cusub tebin. ld weri.
wartebi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
War tebin.
wartebin [m.f.dh]
eeg wartebi. ld wartebis.
xeerka qalloocsanka [m.l]
1. (fiis.) Xagal abbaarka, xagal qalloocsanka iyo liganuhuba waa isku sallak. 2. (fiis.) Saamiga sayni iyo sayn r waa madoorsoome marka ay u gaar yihiin labada dhextaal ee tebinaya. Taas oo i = xagal abbaarka, r = xagal qalloocsanka.
teb [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax maqnaanshahooda dareemid. ld tow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg