tee
(mu.we.dh)(kuwee, w) Magacuyaal weyddiimeed oo dhaddig, oo iskii u taagan, oo wax ama qof lagu hubsado. tus. “Waa tee midda hadlaysa imminka?”.
tee
(dk.we.dh) (-tee)Dibkabe weyddiimeed oo dheddig, oo wax ama qof lagu hubsado. Tus. “Fartee baa kula qurxoon?”.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tee ↴
ha'ahaatee [xi]
ld hayeeshee. hayeeshee
jaalabutee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-teeyay, -teysay)
Jaalabuto samayn.
saalaxweetee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-teeyay, -teysay)
Badeeco aan badnayn hadba meel la tegid.
taageer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Qof wax tarid ama kaalmayn. ld teegaar.
taageere [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Qof wax ayida ama taageera; ayidsane. ld teegaare.
taageerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taageer. ld taageero, teegaarid, teegaaro.
tabaaqil [m.l]
Dhir teel fog.
uubatee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-teeyay, -teysay)
1. Sida uubatada u ciyid. 2. Qaylo dheer cid maqashiin.
uumitee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-tgeeyay, -teysay)
Hilib uumito ka dhigid.
xadatee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-teeyay, -taysay)
Cid xadato dareensiin. ld xanantee, xanatee.
t [m.dh]
(ta') Xarafka sagaal iyo tobnaad ee alifka
soomaalida, waana shibbane.