teedi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Ood, qoryo iwm xiriir isu dhigid. ld teed².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh teedi ↴
sarab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rbay, -rabtay; -rbi)
Ulo yaryar meel ku teedid.
teed [m.l]
1. Qoryo gaagaaban oo meel la dhisayo la sii saarsaaro. 2. Ood loo dhigo ugaar si ay u marto meel loogu talaggalay. 3. ld teedin.
teed [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld teedi.
teedid [m.dh]
ld teedin.
teedin [m.f.dh]
eeg teedi. ld teed¹ (3), teedid.
tee [mu.we.dh]
(kuwee, w) Magacuyaal weyddiimeed oo dhaddig, oo iskii u taagan, oo wax ama qof lagu hubsado. tus. “Waa tee midda hadlaysa imminka?”.
tee [dk.we.dh] (-tee)
Dibkabe weyddiimeed oo dheddig, oo wax ama qof lagu hubsado. Tus. “Fartee baa kula qurxoon?”.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg