teegaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)ld taageer.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh teegaar ↴
taageer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Qof wax tarid ama kaalmayn. ld teegaar.
taageere [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Qof wax ayida ama taageera; ayidsane. ld teegaare.
taageerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taageer. ld taageero, teegaarid, teegaaro.
teegaare [m.l]
ld taageere.
teegaarid [m.dh]
ld taageerid.
teegaaro [m.dh]
ld taageerid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg