teelteel
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)T ah.: kala durugsan, midba meel ku yaal. ld talanteel¹.
teelteel
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-eelay, -eeshay)Wax kala fogfogayn. ld talanteel².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh teelteel ↴
gaaroodi [m.l]
Dhul didib ah, bannaan oo ay ka baxaan dhir dhaadheer oo teelteel ah iyo dixin.
talanteel [m.l]
ld teelteel¹.
talanteel [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-eelay, -eeshay)
ld teelteel².
talanteelid [m.dh]
ld teelteelid.
teelteelid [m.f.dh]
eeg teelteel². ld talanteelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg