Site icon Qaamuus

jawaabta

tibee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -baysay)

1. Qof tib ku garaacid. 2. Wax tib ku tumid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tibee

tibayn [m.f.dh]
eeg tibee.

tib [m.l] (-bab/-bo, m.l)
Ul weyn oo siyaalo kala duwan loo isticmaalo, badarkana lagu tumo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version