tibsi
(m.l) (-iyo, m.l)Saxan macdan ama maar ka samaysan, ballaaran oo cuntada lagu cuno.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tibsi ↴
tib [m.l] (-bab/-bo, m.l)
Ul weyn oo siyaalo kala duwan loo isticmaalo, badarkana lagu tumo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg