tidco
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-caday, -catay)1. Xarig soohasho. 2. Timo tidcasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tidco ↴
tidcasho [m.f.dh]
eeg tidco.
xarig [m.l]
1. Daliigo xaskul ah ama mayrax ama caw ama xariir ama bir ama wax kale oo inta la isku jebsho tidco, wax lagu xiro ama lagu jiido. 2. Xabsi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg