Site icon Qaamuus

jawaabta

tifaftir
(m.l)

ld tifaftirid.

tifaftir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

War iwm si bayaan ah oo qeexan u sheegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tifaftir

xaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax la qoray, ganka iyo xaadda ka xiirid, ka gurid; tifaftirid; salaaxid. tifaftirid, salaaxid

tifaftiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la tifaftiray ahaansho.

tifaftirane [m.l]
(nax.) Curiyaha la tifaftiro sida “ninkan” (“nin” ayaa ah midka tifaftiran).

tifaftire [m.l]
(nax.) Curiye tifatira mid kale (tus.: ninkan, “kan” ayaa tifaftire ah).

tifaftirid [m.f.dh]
eeg tifaftir². ld tifaftir¹.

tifaftirnaan [m.f.dh]
eeg tifaftiran. ld tifaf-tirnaansho.

tifaftirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld tifaftirnaan.

xogwarran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Arrin si tifaftiran uga war bixin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version