tiirsasho
(m.f.dh)eeg tiirso. ld tiirsimaad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tiirsasho ↴
santeec [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Kursi, derbi iwm ku tiirsasho.
santeecso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Kursi, derbi iwm ku tiirsasho.
sitaacso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
1. (f.g) Faras sitaac ku xirasho. 2. (f.g) Wax qurxin; wax xardhid. 3. (f.mg) Derbi, kursi iwm ku tiirsasho.
tiirsimaad [m.l]
ld tiirsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg