tiis
(dk.lh.dh) (-tiis)ld tiisa².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tiis ↴
yeegtiis [m.l] (-syo, m.dh)
Bisha ku dhammaata kow iyo soddon.
baantiisimaada [m.dh]
(dii.) Fikrad diineed, taasoo Illaahay in uu yahay wax kasta, dabeecada iyo caalamka dhexdiisa.
bakhtiis [m.l]
ld baqtiin.
baqtiis [m.l]
ld baqtiin.
bas [m.l]
1. Geeri caadi ah ee ku timaaddo qof tiisii gashay. 2. (-sas m.l) Baabbuur weyn oo dedan oo daaqada muraayado ah iyo kuraas leh oo rakaabka qaado. 3. Wax gubasho ku dhammaaday oo dambas noqday.
braagmatiismaha [m.l]
Hab loo fikiro ama ku saabsan dhibaatada ficil ahaan, oo aan ahayn dariiq aragtiyeed..
ceelka-aartiis [m.l] (-lal ..., m.l)
(jool.) Nooc ceelasha ka mid ah oo si joogta ah biyo soo saara; biyahaas waxaa kor u soo saara cadaadis ka yimid biyo fadhiya.
dallacaad [m.dh]
Derejo qof la siiyo oo ka sarreysa tiisii hore.
is [m.l]
I.kayga, i.kaaga iwm: qof laftiisa, nafta tiisi ah iwm.
kuwiisa [mu.lh.w]
eeg kiisa¹ / tiisa¹.
ti [dk.lh.dh] (-ti)
ld tiisa².